Sidee Haweenka Puntland iyo Galmudug Ay uga Qayb qaadan karaan Nabada +Dhagayso Dooda
Podcast: Play in new window | Download
Galkacayo-(MMedia)-Sidee haweynka ku nool gobolka mudug ay uga qeyb qaadan karaan nabada iyo dib u hashiista dalka gaar ahaan gobolka mudug
iyo sida ay u modoowbi karaan haweynka soomaaliyeed
waxaaa dooda ka qeyb qaadana xaliimo qarad oo ah gudoomiyaha ururka rajada haweynka iyo canab maxmed seed oo ka mid ah ururka nasteexo kuwaasi oo kala dhisan waqooyi iyo konfurta gaalkcyo
Waxaa waraysanaya wariyahayaga Gobolka Muduge Libaan cajiib Xaaji.
Maakhir Media Galkacayo
