|

Dhibka Haysta Caruurta Ku Nool Deegaanada Galmudug iyo Arxan darada Shacabka +Warbixin

Maqaal(MMedia) Tan iyo wixii ka dambeysay markii ay meesha ay ka baxday Dowladii
Dhaxe ee Soomaaliya waxaa iyadane lumay taakuleynta iyo daryeel
caruurta soomaaliyeed meel kasto ay joogaan waxaana laga bilaabay
sanadkii 1991 Gobolada ay Soomaaliya ka koobantahay ay noqdeen kuwa
gabi ahaantooda saamesay Dhicitaanka Dowladii Dhaxe ee Soomaaliya
Deegaanada maamulka Galmudug uu ka koobanyahay waxaa markii ay
koonfurta soomaliya isku badashay goob lagu miirto dhiiga shacabka
soomaliyeed ku soo qul qulay kumanaan dad soomaali ah ooo ka soo
idlaadauy ama ka soo gadooday dagaalada aan kala joogsiga laheyn ee ka
jira koonfurta somaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho
Dadkaasi soo gaaray deegaanada galmudug ay isku jiraan Waayeel Caruur
Dhalnyaro Rag iyo Dumar leh haba ugu badnaatee caruurta daadooda aadka
u hooseeyso
Caruurtta da,adooda aaadka uyartahay uana dhaxeysa 10-15 jir oo
waalidkood kala soo hayaameen magaalada muqdisho ma aysan noqonin khela daryeel caafimaad iyo mid Waxbarsho midna ayadoo ay taasi u
dheertahay in aysan helin cuno ku filan sadddxada waqti maadaam ay
waalidkood kaafin karin in ay daboolaan dhamaan baahida caruurtooda
Waxaana taasi ugu dambeyntii ay dhashay in caruurta ay da,dooda u
dhaxeyso 10-15 jir ay noqdaan kuwa u tafa xeeta sidii ay u goobi
lahaayeen waxa ay isaga dhigiyaan gaajada iyo sidoo kale in
waalidkooda ka kaalmeeyaan korinta walaalahooda ka yar yar ayadoona
shaqadooda noqotay mid aan ku habooneyn naftooda waxaana ka mid ah
shaqooyinka ay qabtaan caseenta kabaha iyo gurashada qaadka dhulka ku
dhaca kana faa.ideysta xiliga qaadka yimaado
maxed waa wiil yar waxaana dadiisa u dhaxeysaa 12-15 jita waxaana uu
ka shaqeystaan caseynta kabaha iyo sidoo kale gurashada qaadka

dhulka
ku daata waxaana uu ii sheegay xilli aan la kulmay goob lagu qaxweeyo
iney ku kaliftay shaqadaan in uu isaga aabihii uu noqday shaqa gab ama
waayeel iyo hooyadiisa oo haaysa raxan caruur ah oo isga la dhalstay
ay taasi dhashay in uu nqodo mid diiradiisa ay tahay sidii uu
waalidkiisa uu ugu shaqeyn lahaa balse ma tahay shaqadaan balse
shaqdaani ma tahay mid nolloshiisa ku filan maadaama uu yahay wiil aad
u yar
xilliyada ay caruurtaasi yar yar ku guda jiraan shaqadooda ah
gurashada qaadka dhulka ku daata waxaa ganacsadayaasha qaadka ama kuwa
iibiya kala kulmaan gacan qaad ka dhan ah noloshooda iaydoona mar
marka qaar xarag lagula dhaca ama lagu aflagaadeeyo in ay yihiin tuugo
waa kan amiin yare oo arimahaasi si murugo ah iigu warbixiyay
waxa ay shaqadeedu ay tahay ka ganacsiga qaadka dhulka ku dhaca
hooyadee waa xaamilo lacagta iga soo gasho shaqadaasi inta ugu badan
waa 50kun sh.so mana aha mid maareen karto nolosha qoyskeen
hadaladaasi iyo kuwa kale oo la ahlmaala waaxaa isna yiri faarx
in badan oo idiinka mid ah Aqyareey waxaa ay ka warqabaan ama arkaan
nolosha dhabta ah caruurta da.dodu aadka u yartahay ay ku nool yihiin
balse warbixinytaani ujeeda diiradeedu waxa aay tahay u guurgalida
xaalada murugada leh ee haysata caruurta ku noool deegaamaada galmudug
taasi oo ka dhigan waxa aad ogtahay wax makaaga sheegaa
waxaa kaloo la hibaami karin in deegaanada galmudug aysan ku oolin
xarumo lagu xanaaneeyo caeuurta yar yar ee ku dhibaateysan wadooyinka
wen weyn ee deegaanada galmududug
balse waxa ay ka warsugaan oo kaliya jaaliyada galmudug ee ku nool
dalka dibadiiisa in ay u furaan xurmo lagu xanaaneyo caruurtaasi

Qore: Weriye Liibaan Cajiib Xaaji

Comments are closed