|

Doontii ay saarnaayeen Qoyska Dhanishka ah oo ay Burcadu sii daysay.

Bargaal-(MMedia)-Kooxii Burcada ahaa ee haysatay doontii ay saarnayeen  qoyskii dhanishka ahaa ee ay mudo dhawr bilood ah haysteen ayaa manta la siidayay iyadoo ay lacag madaxfurasha ah ka qaateen.

kooxdan burcada ah ee haystay qoyskan  dhaanishka aha ayaa waxa ay lacag madax furasha ah ka qaatee dadkii ay haysteen oo ahaa daxisayal bada  marayay iyado ay lacagtaasi gadhasoo 3 malyan oo dollarka maraykanka ah.

wararka ka imaanaya Baargaal aya sheegaya in doontii ay wateen dadkii ay Burcadu haysteen ay xumatay kadibn lagu wareejiyay doon kale oo ay lahaayeen Burcadu iyado markii danbena lagu wareejiyay ciidamda Bada ee ladagaalanka Burcada ee Maraykanka kuwaasi oo iminka ay kusugan yihin markabka dushiisa .

waxaa lagu wadaa sida ay shegeen  ciidamada Bada ee Maraykanka in dalkoodii loo dhoofin doono iyadoo ay diyaarad Helcopter aha y ka qaadi doonto dusha sare ee markabaka .

Burcada ayaa doontan  qabsatay mudo dhawr bilood  ka hor iyadoo ay  doontan markii hore ay kusoo xidheen xeebta Bayla ee Gobolka Karkaar taasi oo markii danbena ay kusoo duuleen ciidamada  Birmadka ee puntland kuwaasi oo lagu jabiyay ciidanka gaadid badana laga qabsaday  ciidana laga laay iyadoo a sheegen in ay qaar kalena ka qabteen,taasina markii danbe ay burcadu kaa wereegaty goobtii iyadoo ay ku xidheen xeeb u dhow magaalada Baargaal oo lagu magacabo Bina,Burcada aya doontan ka qaatay lacag gaadhaysa ilaa 3 malyan oo dollar doontan oo magaceedu yahay Danes.

Maakhir Media Baargaal.

Comments are closed