|

Faah faahin Dheeraad ah oo kaoso baxaya dagaalkii Gaalkacayo.

Galkacayo(MMedia)-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii maanta ka dhacay magaalada caasimada u ah Gobolka Mudug Ee Gaalkacayo ayaa waxaa ay wararku sheegyaaan in ay ku dhinteen ilaa 6 qof halka ay ku dhawacmeen  dad gaadhay 20 qof .

Wararka ka imaanaya magaaladaasi ayaa sheegaya in ay dadkaasi ku dhawacmeen kuna dhinteen dagaalkii maanta ay iskaga horyimadeen ciidamada dawlada puntland iyo kooxo maleeshiyaad ah.

Dagaalka ayaa ka bilaabmay hawlgalo ay wadeen ciidamda dawalada magaalada gaalkacayo niyo iyadoo uu dagaalkaasina kadib dhashay is afgaranwaa .

khasaarahan isi soo Taraya ayaa waxaa ay wararku sheegyaan in dad badanina ay ku dhawacmeen iyadoo ay dad kalena ku dhinteen waxaase wararku sheegayaan in ay dhawacu uu yahay mid culus waxaan lagu dawaynayaa cusbitalada magaalada Galkacayo.

isku soo wada duubo dagaalka ayaa aha mid u dhexeeyay ciidamada dawlada oo Hawlgalo kawada magaalada iyo kooxo maleeshiyaad deegaanka ah oo isku dhacay dagaalka ayaa saacado soconayay iyadoo kadibana uu joogasaday dad badnina ku dhaawacmaeen qaarna ku dhinteen.

Maakhir Media Gaalkacayo.

Comments are closed