Maalinta Beri ah oo Noqotay Ciid Kuli Caam Wa,antum Bilkhayr
Dhamaan shacabka muslimiinta ah aya beri ku Ciidi doona meelo kala gedisan oo Caalmka ka mid ah ka dib markii ay dhamaatay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo ay ku ekayd Maanta oo Isniina
Dalka Sucuudiga ayaa laga daalacday Bishii Shawaal oo Bilatay waxaana dhamaan Warbaahinta Muslimiintu isu dirayaa Fariimo xanbaarsan duco iyo Hambalyo Ciidal Fitriga waxaanay lee yihiin Tabalalaahu Minaa waa Minkum Kuli Caam Wa,antum Bilkhay
Warbaahinta Caalamiga ah ee Maakhir Media ay dhamaan Muslimiinta Habalyo u diraysay ku aadan Ciidal Fitriga Gaar ahaan Umada soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan
Hadaba Maakhir Media waay ugu talagashay Akhrisyayaasheeda Barnaamijka slaamaha oo uu Hagi doono Tafatiraha Webka Abdirzak shabcaan waxaanad kaloo soo xidhiidhi kartaa webmaster@maakhir.net
Maakhir Media Network
