Horyaalka Ingiriiska Iyo Sidii Loo Kala Badiyay+Sawiro
London(MMedia)
Waxa si habsami ah u socda Horyaalka Ingiriiska ee Barcalays Premier League waxaana la cayaarayaa Kulankii sadexaad waxaana maanta Fooda is daray kooxaha Kala ah
Ciyraahan oo ahaa kuwo aan la saadalini Karin cida guushu raacayso ayaa waxa look ala badiyay sidan Aston Villa Iyo Wolves ayaa barbaro galay Wiganwaxay awood u sheegatay Kooxda hada kazoo kacday League Oneka waxaanay u xanbaarisay laba Gool Blackburn waxa dhirbaaxo ku dhufatay Kooxda Everton Chelsea ayaa ku dur durisay Norwich Swansea waxay ismari waayeen Sunderland kooxda Liverpool ayaa si xarago leh uga talaabsatay Kooxda Bolton waxaanay ku qusuuyeen 3-1 waxaana goolasha u kala dhaliyay Adam iyo Herdenson oo dhawaan kooxda kusoo biiray waxaanay hada Liverpool u muuqataa mid haysa wadadii Guusha
Dhinaca kale weli waxa jiraa ismari waa u dhaxeelaya Naadiyaasha Sera A Talyaaniaga iyo Gudida Xidhiidhka Kubada Cagta Dalkaas madaama ay weli ku jiraan Ciyaar joojintii ay ku dhawaaqeen Ciyaaryahanada Ka ciyaara Sera A ka dib markii ay ka baqeen in musharadooda wax hadala la geliyo madaama ay dhaqaalo xumo la ciir ciirayaan Talyaaniga Iyo Spain inkastoo la xaliyay Laliga Spain laakiin weli waxaan la isla afragaran siduu ku bilaabmi lahaa Horyaalka Tayaanigu
Maakhir Media London
