Tacsi Ka Timi Jaaliyada Reer Maakhir ee Kuwait
Tacsi(MMedia) Haddii aanu nahay jaaliyadda Reer Maakhir ee ku dhaqan dalka Kuwait waxaanu tacsi halkan uga diraynaa ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday NABADOON Bashiir Ducaale oo ku geeriyooday Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag.
Waxaa tacsida diraya:
1. Xuseen Muuse Jaamac iyo wiilashiisa
2. Saciid Ismaaciil Himbool
3. Maxamed Maxamuud Jaamac Dhegood
4. C/rasaaq Cali Maxamed
5. Cali Saciid saalax
6. Cali Maxamuud Cali Bayr
7. Cali C/laahi Yuusuf
8. Mohamoud Jama Nour(aboole)
9. Ismaaciil Saciid bootaan
10. Axmed JIbriil Qablan
11. Maxamed Jibriil Qablan
12. Ibraahim Maxamed Cabdale
13. Yaasiin C/laahi muuse iyo dhamaan jaaliyadda reer maakhir ee Kuwait ku dhaqan
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka ehelkiisana samar iyo iimaan ha ka siiyo.
–
Abdulrazak Ali Mohamed
Kuwait
