Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida
Hargaysa-(MMedia)-Dhamaan dadka Somaaliyeed ee ku xidhan Shabakada Maakhir.net waxaan usheegayna in ay maalinta ciida ay kaga faaidaysan doonaan salamaha ay doonayaan in ay u mariyaan eheladooda iyo saaxibadood in ay maakhir idin sahashay in aad u marisaan Shabakada dhexdeeda anagoo idin soo daabacayna salaanta habqoraal aha ama codba .
Hadaba hadii aad doonayso inaad ka qayb qaadato salaanta aad u wado Eheladaada soo dir Email adigoo soo raacinaaya salaanta iyo cidii aad salaamayso kuna soo hagaaji Emailka Webka oo ah webmaster@maakhir.net ama www.facebook.com/#!/maakhir ,waxaad ciwaan uga dhigaysaa Salaamaha .
Ama Comment ku bixi si aadan u dhibtoon Hoose ku qor salaantaada aad u dirayso cida aad salamayso
Hadaaba ka qayb qaado salamaha dadwayanaha iyo maalinta ciida iyo waliba shabakada Maakhir Media
Mahad sanidin
Abdirisaak Shabcaan
Maakhir Media Hargaysa
Webmaster@maakhir.net
MARKASTA IYO MEEL KASTA KALA SOCO SHABAKADA MAAKHIR MEDIA WARAR SUGAN OO AY KAAGA KEENAYSO BADA GUNTEEDA HOOSE IYADOO ADEEGSANAYSA AALADA ENTERNATE-KA


