Diyaar Garowga Ciida Bisha Ramadan iyo Nairobi
I
yadoo lagu gudajiro gaba gaba tobanki danbe ee bisha barakaysan ee ramadan ayaa waxa siweyn loga daremaya xafada somalida degto ee islii, taasi oo ad, arkayso boqolal qof oo qadanaya farxada logu talo galay malinta cida bisha ramadan ayaa carurahoda gacanta haysta, unagadaya dharkii ayku cidi lahayeen.
Xafada islii oo ah mesha somalida ugu badan degto ayaa waxa aykamid tahay melaha ganacsiga somalida ay kaga ganacsadan, waxana wakhtigan siweyn ugu badanaya somalida oo ka kala imanaya melaha kabax san xafadan madama ay xafadan tahay melaha loga diyar garoway ciida bishatan barakaysan’ marka wadoyinka marto waxad arkaysa carurta oo wata bufinada ayku cayaran.
Inkasta oo aydadkasi udiyar garowayan farxada ciida ayaa waxa jira dad badan oo an haysan farxad iyo waxay ku cidan tona kuwasi oo nolol malmeedkoda ka radin jiray “tuug” siga sharta shilin ee aynaftoda ku maraynayan, waxanad arkaysa dhalinyaro melaha laysgu imado tuugsanaya taasi oo qofkasta daremi karo calol xumada dhibtaas.
Sikasta ha ahate diyar garowga ciida oo ah mid siweyn loga daremayo wadama musliminta ayaa waxa dhanka kale masajidada ka socda maxadiroyin ku sabsan fadliga ku jira tobanka ugu danbeya ee bishatan.
Mohamed abdulahi khalif “shine”
codka26@live.com
Maakhir Media Nairobi
