Mucaaradka Libiiya oo ku dabaal degaya Qasrigii Qadaafi
Libiya-(MMedia0-Mucaaradka kasoo horjeeda qadaafi ayaa markale gacanta ku dhigay qasrigii waynaa ee qadaafi ku lahaa Magaalada Triply ee dalkaasi Libiya waxaa la arkayay iyagoo ku damaashadaya goobta ay Qabsadeen.
Qasriga Qadaafi uu lahaa cidna looguma iman balse waxaa loo yimi isaga oo cidla ah kadibna waxaa ay ku dabaal dageen halkaasi iyagoo ku taami jiray si ay mar uu u qabsadaan daartaasi waxaana ay ku dhawaaqayaan guul waan ka guulaysanay Qadaafi.
Dawalada sii liicaysa ee uu qadaafi maamulo ayaa ku hanjabaysa in ay ka shalayn doonaan waxaa hadalkaasi sheegay in Afhayeenka isago ku tilmaamay in ay yihiin dad aan doonayn dhisitaanka dawlada balse way ka shalan layn doonaan.
lama garanayo goobta uu ku sugan yahay Qadaafi iagoo hadba meel kasoo dhiibay fariin uu ku hanjabayo maantana waxa uu sheegayy in uu ka saari doono xulufada NOTO oo u jabisay mucaaradka waxaana uu shegay in ay laba usbooc ama usbuucyada soo socda ay ka saari doonaan wadanka .
Khuburada ka faaloota arimaha debeda ayaa sheegay meesha uu ku danbayn dono Qadaafi waxay yidhaahdeen waxa uu ku socdaa halkii uu maray Sadaam xuseen iyadoo ay ahayd sida uu hada yahay markii dalka ciraaq la qabatay waa lawaayay sadaam ,kadibna waxaa laga helay meel beer ah oo god iyadoo ay qabteen ciidamada maraykanka waxaan kadib la soo saaray maxakad iyadoo kadibna la dilay.
sidaasi waxaa sheegay khuburada faaleeya dhanka debeda dadkale oo ka hadlay ariamah qadaafi ayaa shegay in lala yaaban yahay halka uu ku danabayn dono.
Mucaaaradka ayaa hadba meel kusii siqaya iyagoo mantana haysta goobaha ay dawladu ka talin jirtay sida Qasrigii uu lahaa qadaafi .
Maakhir Media Libiya.
