|

Taliyihii Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo oo La Toogtay

Ceerigaabo(MMedia) Taliyaha Saldhiga Dhaxe ee Booliska Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag,Jaamac Ismaaciil (Garmaqaate) ayaa Lagu Tooktay Saldhiga Dhaxe Daalo ee Magaalada Ceerigaabo.

Taliyaha ayaa Daqiiqado ka hor wax lagu toogtay magaaladaasi
Warku wax uu intaasi ku darayayaa in markii La Toogtay Taliyaha inaanay dhulka ula dhicin naftu halkiina ku qurbaxay. 

Masuulkan ayaa markiiba loo la cararay Cusbitaalka guud halkaasi oo loo  dhigay Maydka Marxuuma waxaana loo diiday in ay galaan dadkii Goobta joogay Waxana aan la cadayn kareyn xaalka uu ku Sugan yahay Hadda Masuulka la diley.

Dhanka kale ninkii Dilay Masuulkan ayaa baxsaday oo aan wali la soo qaban, waxaanay Shabakada Maakhir.net la xiriirtay dad goobjooga ahaa markii dilku dhacay waxaanay u xaqiijiyeen inaan gacanta lagu dhigin ninkii Dilay Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Ceerigaabo isla goobtiina ka baxsadaya waxaana war ileedyo ku sugan Saldhiga Dhaxe ee daalo ee Magaalada Ceerigaabo sheegayaan in lagu dbaa jiro danbiilihi dilka gaystay

Maakhir Media Ceerigaabo 

Faah Faahinta Warkaas Haka Fogaan Maakhir.net

Comments are closed