Ciyaaraha Horayaalka Engriska oo socda “Live”
London-(MMedia)-Waxaa socda ciyaaraha Premier League halkaasi oo galabta ciyaarayaan kooxo aad u adag iyadoo ay iminka ciyaaruhu ay socdaan waxaa hal goal ku hormaray kooxda newscasle iyadoo ay Sunderland ka dhalisay .
sidoo kale waxa iyana ciyaaraya kooxda Arsenal
Sunderland 0 – 1 Newcastle U.
Arsenal 0 – 2 Liverpool
Waxaa iyagu dhamaaday kooxaa kor ku xusan oo ay badisay ooxda Liverpool iyo kooxda iyadu aadka u ciyaaraysay Newscastle halkaasi oo ay labadaasu kooxood guul ku raceen.
Iminka waxaa soda kooxaas hoos ku xusan.
Aston Villa 3 – 1 Blackburn,waxaa dhaliyay M.G. Pedersen
Everton 0 – 1 Queens Park R.
Swansea C. 0 – 0 Wigan Athletic
waan idin soo gudbin doonaa cidii basida iyadoo a kooxuhu yihiin kuwo aad u kulul oo aan kala dhicin .
sidoo kale waxaa la sugayaa ciyaaraad u kulul oo u dhaxaysas Chelsea VS West Bromwich A. iyadoo ay si aada u kulul yihiin labada kooxood chelsea oo wacdaro muujin doona.
Ciyaaruhu way socdaan oo kooxo badan oo kala tirsan wadamada qaarada yurub ayaa ciyaaraya iyadoo aanan soo koobi karin balse inata ugu sarasan aan kasoo qadanay.
Maakhir Media London
