|

Ciyaaraha Premier League oo Aad u kulul oo socda

London-(MMedia)-Waxaa socda ciyaaraha Premier League halkaasi oo galabta ciyaarayaan kooxo aad u adag iyadoo ay iminka ciyaaruhu ay socdaan waxaa hal goal ku hormaray kooxda newscasle iyadoo ay Sunderland ka dhalisay .

sidoo kale waxa iyana ciyaaraya kooxda Arsenal iyo Liverpool oo iyana ay ciyaarayaan ciyaar aad u kulul liverpool ayaa 2 ka dhalisay waxaan ay tahay ciyaartu mid aad u kulul iyado kooxda arsenaal ay dadaalayso oo ay doonayso inay ka badisao kooxda Liverpool.

Sidoo kale waxaa iyana ciyaaraya Astonve iyo Blackburn iyadoo daqiiqadii 12′ [1 - 0] G. Agbonlahor ay dhaliyeen aston vila hal gool waxaana soo noqotay rajadii irfircoonida iydoo aston villa wado weerar aad u culus , sidoo kale kooxda Blackburn ayaa iyan wada dadaal aad u dheereya iyado doonaysa inay soo celiso goolka laga dhaliyay goolkii labad ayaa ay dhaliyeen waxaan goolkaasi dhaiyay 25′ [2 - 0] E. Heske.

Sunderland 0 – 1 Newcastle U.

Arsenal 0 – 2 Liverpool

Aston Villa 2 – 0 Blackburn R.

Everton 0 – 1 Queens Park R.

Swansea C. 0 – 0 Wigan Athletic

Everton iyo Qeueen park ayaa ciyaaraya oo iyaaguna aan wali wax gool ah kala dhalin balse waxaa aad moodaa ciyaarta mid aad u kulul waxaa labada koocoodba ay ku dadaalyaan sidii labaduba ay u kala badin lahaayeen basle waan sugaynaa sida ay ukala badiyaan iyadoo aan idin soo gudbin doono hadba kooxdii basidan.

Swansee C iyo Wigan Ath;entic ayaa iyana ciyaara balse waxba makala dalin oo waa ay wada ciyaaran iyadoo aad moodo in labada kooxoodba ay kulul yihin waxaad sugtaanba waa labada koox tii badisa.

waan idin soo gudbin doonaa cidii basida iyadoo a kooxuhu yihiin kuwo aad u kulul oo aan kala dhicin .

sidoo kale waxaa la sugayaa ciyaaraad u kulul oo u dhaxaysas Chelsea VS West Bromwich A. iyadoo ay si aada u kulul yihiin labada kooxood chelsea oo wacdaro muujin doona.

Ciyaaruhu way socdaan oo kooxo badan oo kala tirsan wadamada qaarada yurub ayaa ciyaaraya iyadoo aanan soo koobi karin balse inata  ugu sarasan aan kasoo qadanay.

Maakhir Media London

Comments are closed