|

Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Kenya oo Bandow Lasaaray

Kenya(MMedia) Warka naga sogaraya xerayaha qaxoontiga dhadhaab ayaa ku waramaya in halkasi bandow kajiro kadib isku dhac manta ku dhex maray dad rayida iyo cidamada amanka xerada qaxontiga hagadhara.

Isku dhacan ayaa kadanbeyey kadib markii qeyb kamid ah xafadaha xeradasi dabka kacay kaasi oo qasare kaladuwan geystey, waxa lagu sowaramaya in ugu yaran 5 guri dabkaasi qasare hanti ugeystey, ayadona kadib dadka ay dagax tur kubilaben cidamada gobtasi sogaren,

wararka ugu danbeyey ayaa sheegaya in ay xalada xeryaha dagan yahin marka laga reebo bandow lagu sorogey xerada xagadhra kasi, ka bilabanayey galinki danbe ee galabta, dabka aya lashegay inu ka kacay marki matoor uu qarax sameyey.

Inta lag ogyahay waxa kudhawac may hal askari ayado sido kalana dhawac fudud sogaray mid kamid ah dadka rayidka ah ee gobta jogey, majiran waxa wara oo kasobaxax mamul ka haya,daha iyo ka dowlada oo rabshadan laxirira.

Mohamed abdulahi khalif
codka26@live.com

Maakhir Media Kenya

Comments are closed