Madaxwyahana Somaaliland Axmed Maxamed Silaanyo oo Dalka Dib ugu Soo laabtay
Harggaysa-(MMedia)-Madaxwayanaha Ayaa dalka dib ugu soo laabtay isagoo ku maqnaa dalka China isagoo halkaasi mudo ku maqnaa isagoo sidoo kalena kulamo lasoo atay madaxda dalka Itoobiya.
Madaxwayanaha markii uukasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Egaal ayaa waxaa kusoo dhaweeeyay madaxda dalka oo ugu horeeyo Madaxwayne ku xigeenka Somaaliland C/raxmaan Saylici Golaha Baarlamanka iyo Guurtida wasiiro iyo shacab badan oo halkaasi ku sugnaa.
Kadib waxa madaxwaynuhu salaan sharaf ka aatay cutub ciidan ah oo goobta kusugnaa waxa siidoo kale salaan la dhexmaray masuuliyiinta dawalada iyo shacabkii waxaa uu sidoo kale kawaramay madaxwayane sillaanyo socdaalkii dheeraa ee uu ku tagay dalkaasi shiinaha.
waxa uu sheegay in uu kala hadlay aqoonsiga somaalilan iyo iskaashiga labada dal isagoo sido kalena ka hadlay in ay isla soo qadeen maal gashiga dalka iyo sidi ay wax ugu qaban lahaayen dawlada Somaaliland.
Kadib waxaa madaxwaynaha losoo galbiyay asriga madaxtooyada isag iyo wafdigii uu hogaaminayay .
Maakhir Media Hargaysa
