Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo
Qarax ayaa Goor Dhaweyd ka Dhacay Magaalada Waxaana uu ka Dhacay Xaafadda Garsoor Gaar ahaan Jidka Durdur ee M.Galkacyo,
Qaraxa oo ahaa Miinada Gacanta Laga Hago ayaa waxaa Loo Dhigay Ciidamada Amaanka oo K u Jiray Roondo ,Waxaana Halkaas Dhawac kasoo Gaaray Mid kamida Ciidamada kasoo iminka Lagu Daweynayo Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo, Ciidamadaan ayaa ahaa kuwa Loo Yaqaan Madaniga ee ka Howlgala Amaanka Magaalada Gaalkacyo
Majirto Cid loo Qabtay Falkaan ilaa Hada
Maakhir Media Garoowe
