|

Maxaa Sababay Abaaraha kaa Jira Geeska Afrika(Faallo)

Kenya -(MMedia)- Inkasta oo ay abaraha ka jira somalia yahin kuwii ugu adkaa ee abid somara ayaa waxay u muuqata, in barta aytahay mid sameyn weyn kuyelatay dhaman bariga africa, taasi oo an ogaday markan qimeyn badan ku sameyey safar an ku maray melo badan oo kamid ah geeska africa waxana kamid ah wadamada kenya,uganda,somalia iyo ethopia.

Waxay ahayd 17/7/2011 markii an safar ku maray meelo badan oo kamid ah gobolka waqoyi bari kenya halkasi oo ankula kulmay boqolal rux oo kamid ah dad mudoyinki ugu danbeyey kaso qaxay baraha kudhuftay gobolada konfurta iyo madh tamaha somalia,inkasto guud ahan siweyn logadaremayo dadka malinkasta imanaya gobolka waqoyi bari kenya hadana waxa melaha ugu daran lagu tilmami kara xeryaha deganka dhadhaab oo ah melaha ay hamiga ku hayan inayka helayan gargaar samafal.

Ugu horayn waxan tagay xerada IFO oo kamid ah sadexda xero ee deganka dhadhaab wakhtigu waxa uu ahaa xiligaban waxan ugu horayn halka kula kulmay CANAB USMAN oo ah hooyo wada ta sadex ciyaal ah oo si’ada uga muqdo wajigeeda murugo waxa ay isheegtay inay jidka udhexeya somalia iyo kenya ay kujirtay mudo 14-bari ah ayna ilmo aydhashay uga timi geed hoosti asagoo gajo hayso islamarkan aynafteda laso carartay si’ay ugar siso sexda ay wadato meldaris leh.
maha oo kali somalida hase ahaatee waxa dhin kale lasoo gudboonaatey dad badan oo xola dhaqata kenya oo abaarta ay6 silamid ah smeyn ugu yeelatay waxana dadkaasi ay dhibta ku eedaynayan somalida kasoogud baysa xududka somalia iyo kenya oo aysheegeb inaysan haya’daha ka gaysan dadka deganka sidii wax loogarsin laa marka laga reebo cuntada oo aysiiyan qaxoontiga somalida waxana kasocda gobolka waqoyi bari kenya barnaamuj wax loogu aruurinayo dadkaasi.

abaraka kudhuftay bariga africa ayaa waxa aysameyn ugaystenn kumanan smaali ah ku waasi oo intabadab kunoola gobolada kunfurta somalia ayaa samen ugaystay dadkii xola dhaqatada ahaa, dhanka kale tan iyo markii ay abaraha ka dhecen somalia ayaa waxaa cadaadis fuulay dad badan oo qurba joog ah sidii uu ininkasta wax ugaarsin laa qarabadisa waxana iskacad in dhibaato heysato qof aan joogin wadankiisa hooyo inkastoo dhibaatada lookala daran yahay iyadoo somalida qurbaha joogaa ay iskugu jiraan dad jooga wadamo qaxootiga daryeela sida wadamda reer galbeedka iyo kuwo qaxooti ku ah wadamo aan somaliya waxba dhaamin iyagoona kudhibaataysan halkaas islamarkaasina aan ulaaban Karin wadankii hooyo.

madaama wadankii dhibaato kajirto ,marka aan soo qaato mida somalida reer galbeedka iyaga dhibaatda uguweyn ee heysata ayaa ah dhibaatda xaga cimilada oo ayna somalida udilqaadan Karin sidoo kale waxaa ay somalido kacabanayaan xaga korinta caruurta madaama ay somalidu xagaa ku ilma dhaleen islamarkaasina reegalbeedka aan isku dhaqan ahayn sidaas darted ayay somalida walaac kamuujinayaan in caruurtii ka halaabaan oo ay dhaqan kaan qaatan hadii ay wadankii ucelin lahaayeena uuna jirin wadan loo celshaa, kuwa qaxootiga ku ah wadamada afrika iyo asiya ayaa ayagana dhibaato culus ku heysa halkaas ha,ahaato mid nololeed maba mid dhaqameediyo waliba mid amaan daro sida wadamada kenya,yugaadha,iyo sodafrika oo maalin kasta lagu xasuuso somali halkaasi shaqo utegay sidoo kale wadanka yaman ayaa Somali aad ufara badan qaxooti ku yihiin xili haatan wadankaas ay dhibaato ku heysato mida amaan daro amaba mid nolo xumo ha.


Mohamed abdulahi khaliif shine
codka26@live.com

Maakhir Media Kenya

Comments are closed