Rabshadihii Kasocday Magaalada London oo ku sii fidayMeelo Badan iyo Qasaare Badan oo Kadhasay
London-(MMedia)- Waqooyiga Magaalada London Ee dalkaasi Britten iyado ay dad aad u badan ayaa mudaharadayay dad badan ayaa waxaa laga bililiqaytay iyadoo ay dadka mudaharaadyaa ay gubayeen goobo ay leeyihiin dad ka degen magaalada london.
Waxaa isi doo taraya rabshadaha halkaasi ka socda iyadoo ay meelo hor leh ay hada kusii fideen sido kalena waxaa la gubay goobo lagu smaeeyo alaaha guryaha Baabuurta Police-ka iyadoo sidoo kalena ay dad badan xatooyo loo gaystay .
Xaafado badan oo ka tirsan London ayaa waxaa la maqlayay dhawaqa dadka mudaharaadyay iyo police-ka oo isbaacsanaya lama seexan qayba kamida magaalada london xalay iyadoo dadka qaar uu waagu u baryay sida ay u ilaashanayeen alaabtooda .
Somaalida ku dhaqan magaalada loondon iyo goobaha ay ka dhacayaan Rabshadaha meelaha ay dagaalku ka socdaan iyadoo ay dadka somaalidaahi ay shegeen in laga xoogay alaabo badan iyagoo sidoo kalen sheegay in ay arkeen alaabtoodii oo suua lala marayo waxa kaloo ad arkaysa goobaha ganacsiga oo xidhan .
Dhaqaalaha magaalada London aya akor u kacay iyadoo ay istaageen rabshadihii waxa gabi ahaanba istaagay isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee magaalada London.
Rabshadaha meelaha ay ka dhaceen waxaa ku jiray dadka ladan meelaha ay degen yihiin ,waxaa sido kale ay dadka rabshadaha ay gubeen meel taarikhi ah oo lagu sameeyo alaabaha guryaha waxaa sidoo kale la gubay Baabuurta Basaska .
Rabshadaha ayaa wali socda iyadoo Raysal wasaraha dalkaasi uu sheegay in ciidam0 badan lasoo dhoobi doono sidoo kalena la xidhi doono dad badan iyadoo talaabo sharci ahna laga samayn dooono iyagoo samayay danbi wayn
Maakhir Media London.
Webmaster@maakhir.net
