|

Madaxwaynaha DKMG Ee Somaliya iyo Raysal wasaaraha ooka hadlay Ka bixitaanka Al Shabaab Magaalada Muqdisho(Dhagyso).

Play

Muqdisho-(MMedia)-Madaxwaynaha iyo Ra’iisal wasaaraha DKMG ee somalia ayaa shirjaraa’id wada jir ugu qabtay xarunta madaxtooyada ee villa Somalia kana hadlay ka bixitaanka Shabaab ee Muqdisho.

Masuuliyiinta dawalada ayaa isugu yeedhay saxaafada kala duwan ee ka hawl gasha  muqdisho iyo caalamaka oo dhan iyadoo ay uga hadleen sidii ay uga baxeen iyo sababta keentay maanta in muqdisho oodhan ay Al shabaab ka baxaan ,waxaan ay ka war bixiyeen in ay maanta guul u soo hooyatay dadka somaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Raysal wasaaraha iyo madaxwaynaha ayaa ka hadlay arima badan oo maanta dawalda horyaala ,hadaba dhagayso shirkii jaraa’id

Maakhir Media Muqdisho.

Comments are closed