|

Ardayda Jaamacadaha India ee Reer Maakhir oo Is Xilqaamay

India(MMedia) Waxaa halkan hanbalyo iyo taageerid ugu diraynaa ,Jamacada Maakhir ee ku taala Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ,

intaa kadib aniga oo ku hadlaya Magaca Ardayda , Maakhir ee India waxaanu iska  uruurinay Buugaag aanu ugu deeqnay Walaalahayga u bahan taageero ee jooga  degaanka Badhan si kastaba xaalku ha ahaade waxanu isku xilqanay inaan gunta dheesha iskaga dhigno anagoo ah arday Jamacadeed oo ilaahay og yahay itaal kayaga balse waxaana noo soo baxday inaan ku caawin karno oo qura xoogaa boogaag ah ,cida danaynaysana waa ufurantahay ,haday noqonlahad arday iyo dadka jicil tabarucadka  

wixii sawiro ah iyo faah faahina wanu idin soo gud binaynaa 

 qore afhayeenka tabarucaadka ardayda india ee makhir 

qofkee wax ku darsanaya oo arday ahna waa u furan tahay 

waxaana uu nagala soo xiriirayaa lanbarkan ah 

  919908121632

 india 

guure55@hotmail.com

Comments are closed