Waxaa Si wayn looga diyaar garoobayaa Gobolada dalka Somaaliya Bisha barakaysan ee Ramadaan
Somalia-(MMedia)- Waxa Gobolada dalka iyo magaaloyinkeeda oo dhan si ada looga diyaar garoobayaa bisha baakaysan ee Ramadaan iyadoo ay dadka ku nool deeganaada kala duwan ee dalka ay aad u iib sanayaan alaabaha kala gadisan ee ay isticmaalaan inta lagu guda jiro bisha ramadaan.
waxaa si aad ay dadku ugu farax sanyihiin bisha barakaysan ee fooda inagu soo haysa iyagoo markii ad la sheekaysatana kuu sheegyaa sida wanaagsan ee ayniyad au haysaan.
sqyada waawayn ayaa si ada waxaa u buux dhaafiyaya dad aad ufara badan iyagoo dadkasina ay iib sanayaan maacuunka kala gadisan ee ay isticmaali lahaayen bisha barakaysan iyadoo dadkani u badan yihiin dad iibsanayaa weelalka ama maacuunka la isticmaalo bisha barakasyaan .
iyadoo ay bisha barakaysan soo gasho sanadkii ba bil ayaa sanadkan waxaa bishani ay ku soo beegan tay xili xagaaya iyadoo ay magaaloyinka qaar kululyihiin qaarna ay qaboow yihiin sida magaalinka muqdisho hargaysa ceerigaabo kismaanyo iyo magaaloyin badan oo dalka kamida ,iyado ay saasi tahay ayaa waxaa si ada looga dareemaya kulayl daran magaaloyinka xeebaha ah ee kuyaala baa cas sida Bosaso,Berbera iyo inta dhamaan ku teedsan bada cas .
hadab iyadoo ay maalmo aan badnayn ka harsantahay bishi ramadaan ayaa waxaa si ada loga dareemaya u diyaar garo aad u xoogan gabi ahaanba dalka oo dhan.
bishan ramadaan oo ah bil khayr badan taasi oo ay umada islaamka ahi ay sooman iyadoo shaydaankana uu ilaahay ka xidho umadiisa si aanu u dhibin soontuna aanay uga jabin ,bisha Ramadaa la waajib yeelay sanadkii labaad Ee Hijiriyada kaasi oo nabiggeena laynoo soo faray (NNKH)
Abdirisaak Shabcaan
Maakhir Media Network
