|

Habeenka Maakhir University ee Minneapolis

Dhamaan waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Soomaaliyeed ee  ku dhaqan Minnisota iyo Nawaxigeeda Gaar ahaan Jaaliyada Reer Maakhir inay Kasoo Qayb Galaan Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimay Laguna Xusayo Aasaaskii Maakhir University Badhan oo  Ka Dhici doonta Magaalada Minneapolis 23Julay Maalinta Sabtida ee inagu soo aadan

Xafladan oo ay soo Agaasimeen Maakhir development Group ayaa lagu soo geli doonaa $20 oo keliya waxaana idiin dheer  Cunto iyo Majaajiloba waxaana dhaqaalaha lagu Caawin doona Maakhir university hadaba hadii aad degan tahay Minnisota ha moogaan hakana maqnaan

Xafladan oo ay Khudbado ka jeedin doonaan Aqoonyahno isku jira Soomaali Iyo Ajanabi ayaa waxa ka mida Dr Saeed Fahia iyo Prof: Patrick Polanski Book For Africa Executive Directive waxaanay Xafladin bilaabay maysaa 6PM Maalinta Sabtida ah Waxaanay Ka Dhacaysaa Adreeskan

International Education Center

 277 12Th Ave North Minneapolis MN 55401

Wixii Faah Faahin intaa dheer Fadlan kala Xidhiidh

Maakhir Devlopment Group 

 651-283 6509

 651-204 9193

612-207 1719

Comments are closed