|

Meher Ka Dhacay Magaalada Boosaaso

Waxan halkan Hanbalyo ugu diraya Mudane Faisal Siciid Warsame iyo Marwo Samiira Ahmed Mohamed oo maanta oo taariikhdu ahayd 7/18/2011 meherkoodu ka dhacay magalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland waxan leenahay kuwi isku waara ubbad khayr qabana kala hela alle haydinka dhigo waxan hanbalyo u diraya dhamaan dadkan hoos ku qoran

Adeer Ahmed Yusuf Ismail iyo Xaaskisa iyo caruurtisa
Adeer abdiqadir yusuf ismail Xaaskisa iyo caruurtisa
Walalo Ali abdalla yusuf.iyo Xaaskisa iyo caruurtisa
Abdirisak Abdalla Yusuf iyo  Xaaskisa iyo caruurtisa
Mohamed Abdalla Yusuf iyo Xaaskisa iyo caruurtisa
Mohamud Abdalla Yusuf iyo Xaaskisa
Fuad Abdalla Yusuf iyo Xaaskisa iyo caruurtisa
Abdisalam Abdalla Yusuf iyo Xaaskisa
Caisha Abdalla Yusuf iyo Seygeeda iyo caruurteda
kaltun abdalla Yusuf seygeeda iyo caruurteeda
Halima abdalla Yusuf Seygeeda iyo caruurteeda
Shukri abdalla Yusuf Seygeeda iyo caruurteeda
Fatima abdalla Yusuf
Yusuf ahmed Yusuf
Ali ahmed Yusuf
Mohamed Ahmed Yusuf
Bashiir Ahmed Yusuf
Faisa Ahmed Yusuf
Bedriya Ahmed Yusuf
Cathaari Ahmed Yusuf
Zainab Ahmed Yusuf
Suad Ahmed Yusuf
Shariif Abdi Abdalla
Qadaafe Abdikadir yusuf
Waxa kale oo iyana hanbalyo u diraya
Walalo Bushaaro sicid warsame iyo seygeeda
Walal Abdikadir sicid warsame
Aamina Sicid warsame seygeeda iyo caruurteda

Dhamaan dadkan oo kala jooga daafaha aduunka waxay leeyhin hanbalyo mudane faisal iyo marwadisa samira Ahmed Mohamed Reerki lagu nastee lagu negaado rabigayow idinka yeel kuwi isku waara ubad khayr qabana kala hela alle haydinka dhigo

Comments are closed