|

Muqaal: Malqacadihii ugu badnaa ee Waji La saaro!

Maakhir Media- Sawirka maanta waxa uu ka turjumayaa record-ka ninkii aduunka ku guulaystay in uu malqacadaha ugu badan saaro wajigiisa.

Ninkan waxaa lagu magacaabaa Aaroon waxana uu dhashay wadanka Canada. Ninkani waxa uu record-ka ku qaatay kadib markii uu 17 Xabbo oo malqacadaha shaaha ama (Tea Spoon) oo saaaray wajigiisa.

Hadal badan haan ma buuxshee, aan isaga kiin dhex baxo sawirka iyo indhihiinna!

Ninka Malqacada ugu badnaa saaray wajigiisa dunidda !

Comments are closed