Muuqaal: Ninka Adduunka Ugu Afka wayn!
Maakhir Media- Warbaahinta maakhir media oo soo ururisa dhacdooyinka dunida ugu layaabka badan, maanta waxa ay idiin soo bandhigaysaa sawirka ninka aduunka ugu afka wayn. Hadaba intaa aanan sawirka ugalin aan faahfaahino waynaanta afka ninkan.
Afka ugu wayn dunida waxa uu ku yaalla nin u dhashay dalka Angola oo lagu magacaabo Domingo, waxana uu ballaca afkiisu gaarsiisanyahay ku dhawaad 17 Cm.
Ninkani waxa uu recordka dunida ku biiray sanadkii 2010 kadib bandhig lagu sameeyey wadanka Talyaaniga.
Hadaba nala daawo Sawirka Ninkan iyo Weynanta Afkiisa


