Muuqaal: Caagadda Shaambo ee Dunida ugu wayn!
Maakhir Media - Mid kamid ah dhacdooyinka adduunka ugu layaabka badan waxaa kamid ah Shambo aad u wayn oo lagu sameeyey dalka Sucuudiga oo lasheegay in ay tahay tii ugu wayned ee dunida lagu sameeyo
Caagadan Shaambada waxaa lagu qiyaasay in ay tahay 4.70×1.54 m, waxaana samaysay Shirkadda Ismail Abu Dawood ee dalka Saudi Arabia. Taariikhdu markay ahayd 19 March 2009.
Haddaba Dawasho Wacan
Largest Shampoo Bottle



