Warkii Caalamka iyo Maakhir Media +Dhagayso
Warka(MMedia) Warka Caalamka ee Maakhir Media Network waxaana
Jimcaha (MMedia) Qaababka Dhismaha oo hormaray ayaa waxaa mararka qaar arkaysaa Dhismayaal Maskaxda kawayn qaabka ay usamaysan yihiin iyo kuwo aad is leedahay waa waalli Hadaba dalka Kuuriyada Koofureed Caasimadiisa ee Seoul ayaa waxaa dhawaan laga taagay Guri leh 1.000 Al-Baab Gurigaana ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa 10 biyaano. Engineerka Gurigaan qaabkiisa dajiyay...
January 27 2012 / No comment / Read More »Somalia(MMedia) U.S. helicopters swooped into Somalia Wednesday and rescued an American and a Dane after a shootout with pirates holding them hostage, in a rare raid into the Horn of Africa nation to free foreign captives. American Jessica Buchanan and Dane Poul Hagen Thisted were kidnapped from the town of Galkayo in the semi-autonomous Galmudug...
January 25 2012 / No comment / Read More »Sports(MMedia) Tabaraha kooxda Al Wasl Diego Maradona ayaa sheegay in da’da sii weynaaneysa ee Pele inay saameyn ku yeelaneyso sida uu wax u qiimeeyo, ka dib markii Pele uu mar kale u diiday Messi inuu yahay laacibkii ugu fiicnaa ee dunida soo mara. Xiddigii hore ee Santos ayaa sheegay in Messi uu marnaba soo gaari...
January 22 2012 / No comment / Read More »Suugaanta (MMedia) Akhristayaasha Maakhir Media Waxaan halkaan idinkusoo gudbinaynaa waraysi ay qaaday wariye Faadumo Yuusuf Siciid (Taxadar) waraysigaasi oo ay layeelatay al Fanaan Faysal Max’ed Xasan Faysal Jawaase Isagoo Kusugan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland. Waxaa ayna ka warayasatay arimo badan oo kusaabsan Fanka iyo waliba taariikhda fanaanka ee fanka iyadoo aysan meesha ka marnayn...
January 23 2012 / No comment / Read More »Warka(MMedia) Warka Caalamka ee Maakhir Media Network waxaana soo jeedinaya Cabdiraxmaan Sanka. Qodobada Wararka Dalka iyo Caalamka:- Xildhibaan katirsan Punt land oo Bargaal lagu dilay. Punt land oo taageertay Hawlgalkii Ciiidamada Maraykanka ay kasameeyeen Gobolka Mudug ee Lagusoo Furtay Lahaystayaal dalalka Maraykanka iyo jarmalka u dhashay. Ciidamda Somaliland ee kusoo dhaawacmay Buuhoodle oo hargaysa lagaar...
January 28 2012 / No comment / Read More »Sports(MMedia) Tabaraha kooxda Al Wasl Diego Maradona ayaa sheegay in da’da sii weynaaneysa ee Pele inay saameyn ku yeelaneyso sida uu wax u qiimeeyo, ka dib markii Pele uu mar...
January 22 2012 / No comment / Read More »
Sports-MMedia-Ciyaartii cawa dhex martay labada kooxood Real iyo Barca ayaa ku soo dhamatay 2-1 halkaasii oo ay guushu ku raacday kooxda baarca...
January 18 2012 / No comment / Read More »
South Korea(MMedia)Tababaraha qaranak kuuriyada koonfureed Choi Kang-hee ayaa waxaa uu sheegay in aysan ahayn ujeedada uu uqabtay laylinta ciyaartoyda qaranka kuuriyada koonfureed...
December 22 2011 / No comment / Read More »
LAYAABKA DUNIDA(MMEDIA)waxaa dhacdadii ugu layabka badnayd aduunka aydhawan kadhacday wadanka koonfur africa,kadib markii haweenay tuugo ah labaxday ilmo uurka hooyadi kujira. Naagtan...
January 24 2012 / No comment / Read More »
QORMO(MMEDIA)Waa ay adag tahay in laba lamaaane ee kala go`ay dib isugu soo laabtaan haddii aysan jirin isku dayo ka imaanaya labada...
January 24 2012 / No comment / Read More »Tahniyad Dhalasho: Dhamaan dadka kala ah: Hooyo Aamina Maxamuud Jamac (Xundhur) Iyo Aabe Siciid Faarax Xirsi, C/laahi Maxamuud Jaamac, Cabdi Xundhur, Malko Xundhur, Sahar Maxamuud Jaamac (Caruurteeda) Iyo Sidiiq C/Laahi Maxamuud, Maxamed C/laahi...
January 25 2012 / No comment / Read More »